Dil goordhaw loo geestay Sakariye Siciid Salaad iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi kooxo hubeesan ku dileen Madixii Waaxda Barakacayaasha Dowladda-hoose ee degmada Gaalkacayo, Sakariye Siciid Salaad . Goobjoogayaal ayaa ku waramay in dhallinyaro biskoolado ku hubeesan ay toogteen  Sakariye Siciid Salaad xilli uu ku sugnaa xero barakac uu shaqo u joogay, waxaana dilka … Continue reading Dil goordhaw loo geestay Sakariye Siciid Salaad iyo Faah Faahino kasoo baxaya